Puntland oo War adag kasoo saartay rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho

Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa qoraal goordhaw laga soo saaray looga hadlay dagaaladii xalay iyo saakay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ku dhax maray ciidamo kala taabacsan dowlada iyo Midowga Musharaxiinta. Qoraalka Puntland ayaa lagu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in qalalaase iyo falal abuuri karo xasilooni daro dalka ka dhacaan xili la sugayo … Continue reading Puntland oo War adag kasoo saartay rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho